Recent Comments
- Prof. Daahir Daljir on Kenyatta, Hailemariam oo isku mowqif ka noqonaya arrimaha Soomaaliya
- Anonymous on Contact Us
- Anonymous on Contact Us
- Anonymous on Contact Us
Archives
Kulammadi u dhaxeeyey dowladda Puntland iyo dowladda federalka oo lagu kala tagay
April, 29-2013, (JN) – Kulammadi xasaasiga ahaa ee dhexmaray masuuliyiinta dowladda Puntland ee uu horkacayey Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) iyo waftigi dowladda dhexe ee Soomaaliya…
Madaxweyne Xasan oo gaaray Garowe
April, 28-2013, (JN) – Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray caasimadda dowlad gobolleedka Puntland …
Kenyatta, Hailemariam oo isku mowqif ka noqonaya arrimaha Soomaaliya
April, 28-2013, (JN) – Kadib kulan qaas ah oo ay Arbacadi tagtay yeesheen labada hogaamiye ee Kenya iyo Itoobiya, Uhuru Kenyatta iyo Hailemariam …
Xulidda xubnaha dooranaya madaxweynaha Jubaland oo la soo gabagabeeyey
April, 27-2013, (JN) – Waxaa maanta oo Sabti ah la soo afmeeray kulamadi oday dhaqameedka reer Jubaland uga socday garoonka diyaaradaha ee magaalada …
Col. Barre oo Kismaayo soo gaaray
April, 25-2013, (JN) – Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo horrey uga mid ahaa qabqablayaashii dagaallada sokeeye ee Soomaaliya, islamarkaana horrey Wasiirka Gaashaandhiga …
Ciidanka Badda ee Puntland oo kooxo si sharci-darro ah uga kalluumeysanayey xeebteeda
April, 24-2013, (JN) – Ciidanka Badda ee dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay dooman ay wateen kooxo si sharci-darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha …
Al-Shabaab oo isaga baxday Kimaayo iyo ciidanka Kenya iyo kuwa dowlada oo isku fidinaya magaalada
(JN) – Kooxda al-Shabaab ayaa isaga baxday magaalada Kismaayo, kadib markii ay dhanka badda, bariga iyo cirka ka soo weerareen ciidanka Kenya oo …
Ciidanka Kenya oo dhanka badda ka galay Kismaayo
(JN) – Wararka rasmiga ah ee ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dalka Kenyan oo ay wehliyaan ciidanka dowlada Soomaaliya …
Dagaal ka Qarxay deegaanka Birta Dheer
(JN) – Dagaal udhexeeya ciidamada Huwanta iyo maleeshiyada Alshabaab ayaa ka qarxay deegaanka birta Dheer oo maalimihii u danbeesay isku horfidhayeen labada ciidan. Dad …
Labo qarax oo lala beegsaday muqaayad ku taalla Muqdisho oo ay 18 qof ku dhinteen
(JN) – Ugu yaraan 18 qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen qarax argagixiso oo galabta (Qamiis) lala beegsaday muqaayad ku taalla magaalada …